Videos

Adeegan casriga ah wuxuu kuu sahlayaa inaad mobile-kaada kala socoto wararka deegaanka, dalka, iyo caalamka oo idil adigoo ku sugan goobtaada:

  • Hadaad rabto wararka dalka & caalamka kusoo dir fariin qoraaleed 8921 lambarka 3.
  • Hadaad rabto Murtida & Madadaalada kusoo dir fariin qoraaleed 8921 lambarka 2.
  • Hadaad rabto Ciyaaraha kubadda cagta kusoo dir fariin qoraaleed 8921 kambarka 1
  • Haddaad rabto in aad hesho xog dheeraad ah kusoo dir 8921 erayga HELP.