Home Sport

Sport

From festivals in Florida to touring Dracula’s digs in Romania, we round up the best destinations to visit this October. As summer abandons Europe again this October, eke out the last of the rays and raves in Ibiza, where nightclubs will be going out with a bang for the winter break. When the party finally stops head to the island’s north.

Worldcup: England iyo Croatia oo usoo gudbay rubuca dambe!

England 2:0 Sweden. Dad badan waxaa laga yaabaa inay ku noqotey lama filaan in kooxda England ay 2:0 kaga badalisay Sweden oo iyaduba aheyd koox...

Worldcup: France iyo Belgium oo wacdaro dhigey!!

Belgium ayaa 2:1 kaga badisay Brazil. Arinkaas wuxuu dad badani ku noqdey layaab iyo amakaag in kasta oo kuwo badan ay horaan saadaaliyeen in...

Wordcup: Rubicii dambe iyo ciyaarihii oo sii kululaanaya

Wordcup 2018: Maanta oo Jimce ah waxaa dhici doona kulamo aad uxiiso badan oo dhex mari doona kooxaha ugu fiican worldcup-ka gaar ahaan kooxihii...

Ronaldo: Real Madrid waan ka tagayaa!!

Cristiano Ronaldo ayaa sheegey inuu Real Madrid ka tagayo xagaagan oo uu rabo inuu ku biiro kooxda Juventus. Arinkaasna waxaa cadeeyay Guillem Balague oo...

Maxaa kala qabsaday Burtiqiiska iyo Spain?

Ciyaar dhexmartay xulalka qaranka ee Burtiqiiska iyo Spain ayaa kusoo idlaatay min saddex iyo saddex gool, iyadoo na xulka qaranka ee Burtiqiiska ay la...

Zidane oo iska casilay Real Madrid

Real Madrid ayaa leyliyehiidii Zidane, waxa uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka tababarnimo. Ninka reer France ayaa helay seddex mar oo xiriir ah koobka...

Dhaawacii Mohamed Salah iyo Ciyaaraha Aduunka

Xiddiga weyn ee Mohamed Salah ayaa waxaa la filayaa inuu hogaamiyo kooxda qaranka ee wadankiisa Masar in kasta oo ay jiraan dhawac kasoo gaarey...
Ciyaaraha aduunka 2018

Cayaaraha koobka aduunka oo si rasmi ah ufurmay

Waxaa si rasmi ah uga furmay wadanka Ruushka ciyaaraha koobka aduunka oo ay ku tartamayaan xulal qaran oo ay kamid yihiin afar Afrikan ah. Ciyaartii...
63FansLike
2FollowersFollow
5SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Warar 18/07/2019

WARKA MADAXDIISII Safaaradda Mareykanka ee Addis ayaa tababar dhanka saxaafadda ah u qabatey warbaahinta deegaanada dalka Ra'iisul wasaaraha dalka, Dr Abiy Axmed, ayaa safar...

Warar 16/07/2019

WARKA MADAXDIISII Itoobiya iyo Mareykanka ayaa waxey wada bilaabey tababar xagga ciidanka xooga ah Trump oo mar kale weerarey afar dumar ah oo ay...

Warar 15/07/2019

WARKA MADAXDIISII Qiimeyn kala duwan oo lagu sameeyey maamulada DDS iyo MW Mustafe oo kormeer kusoo sameeyey goobaha ay ka socdeen qiimeyntu ee Jigjiga ...