Cayaaraha koobka aduunka oo si rasmi ah ufurmay

109
Ciyaaraha aduunka 2018

Waxaa si rasmi ah uga furmay wadanka Ruushka ciyaaraha koobka aduunka oo ay ku tartamayaan xulal qaran oo ay kamid yihiin afar Afrikan ah. Ciyaartii ugu horeysay ee lagu furey waxay dhex martey Russia iyo Saudi Arabia, waxayna halkaas guushu ku raacdey Russia oo 5 gool kala badisay Sacuudiga.