Ronaldo: Real Madrid waan ka tagayaa!!

156

Cristiano Ronaldo ayaa sheegey inuu Real Madrid ka tagayo xagaagan oo uu rabo inuu ku biiro kooxda Juventus. Arinkaasna waxaa cadeeyay Guillem Balague oo isagu sheegey in Ronaldo uusan rabin inuu lasii joogo Real Madrid in kasta oo aan la sheegin sababta haseyeeshee waxaa loo maleynayaa in Juventus ay usoo bandhigtay lacag aad uga badan midda uu hadda ka helo Real Madrid.