Wordcup: Rubicii dambe iyo ciyaarihii oo sii kululaanaya

418

Wordcup 2018: Maanta oo Jimce ah waxaa dhici doona kulamo aad uxiiso badan oo dhex mari doona kooxaha ugu fiican worldcup-ka gaar ahaan kooxihii ku guulaystay ee yimid rubuca dambe.  Waxaa maanta ciyaari doona: Uruguay vs France 17:00. Brazil vs Belgium 21:00.

In kasta oo ay dadka badankood hadal hayaan Brazil iyo Uruguay inay ka guulaysan doonaan kooxaha ay iska soo horjeedaan, haseyeeshee waxaa adag in lasii saadaaliyo maadaama koox waliba ay leedahey waxyaabo ay ku fiican tahey.  Guushu waxay ku xirnaan doontaa hadba shaxda ciyaarta iyo sida ay koox waliba u ilaaliso inaan laga helin duleelo.

Ucodee: Guushu yay raaci doontaa?

View Results

Loading ... Loading ...

 

Ucodee: Guushu yay raaci doontaa?

View Results

Loading ... Loading ...