Worldcup: Ciyaar kulul oo dhex maraysa France iyo Belgium

381

Maanta oo Talaado ah 10/07/2018 ayaa waxaa semi-finalka lagu furayaa ciyaar kulul oo dhex mari doonta France iyo Belgium.  France oo aheyd group C waxay kasoo badisay Argentina iyo Uruguay taasoo u ogolaatey iney usoo gudubto semi-finalkan.

Sidoo kale Belgium oo aheyd Group H, waxay kasoo badisay Japan kadibna waxay si lama filaan ah uga guulaysatey kooxda Brazil.

Sidaas oweed, in kasta oo ay dad badan oo ku xiran adeegan casriga ah oo nala soo xiriirtey ay taageersan yihiin France haseyeeshee waxaa adag in la ogaado kooxda ku guulaysan doonta tartankan. Dadka qaar ayaa waxay leeyihiin in difaaca France uu kafiican yahey midka Belgium.  Arinkaas maku taageersan tahey? Bal aynu wada daawano saacado yar kadib.

Ka qeyb qaado codeynta:

France vs Belgium: Yaa guulaysan doona?

View Results

Loading ... Loading ...